pain, dull
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
pain, dull
(n) pain that is not intensely or keenly felt.
xanuun nacas
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
painful
(adj) causing pain; hurtful.
xanuun badan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
painful
/peyn ful/ (adj) xanuun badan (xanuun badni).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
painful
a., xanuunsan, silicsan.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
playing rule
xeerka ciyaarta
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
pain killer
(n) something, such as a drug, that relieves pain.
xanuun bi'is
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
pain, sharp
(n) pain that is harsh or biting.
xanuun kulul